Wararka ka imanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ururka Alshabaab uu maanta la wareegay magaaladaasi ka dib markii ciidammada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay halkaasi ka baxeen.
Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay in magaalada ay Shabaab galeen isla markaasina ay fariisimo ka samaysteen ayaga oo ka taagay calankooda
Sida aya wararku sheegayaan wax dagaal ah kama dhicin magaalada.
Mid ka mid ah dadka ku nool Marka ayaa FBB u sheegay in waxa uu arkay. Wuxuu u Ahaa marka oo gabi ahaanba lala wareegay.
No comments:
Post a Comment