Kooxaha isbaheysiga ayaa gelinkii dambe ee Jimacaha ugu dambeyntii ogolaaday in ay ka qeybgalaan wadahadalada.
Waxa ay ku adkeysanayaan in ay la hadlayaan oo keliya saraakiisha Qaramada Midoobay, aysana wax gorgortan ah la galeynin dowladda madaxweyne Assad.
Afhayeenka kooxahan Monzer Makhous, ayaa sheegay in kooxdan aysan wax gorgortan ah la galaynin dowladda, ilaa inta ay wax ka badalayso xaaladda bani’aadanimo ee ka taagan qeyba ka mid ah dalkaasi.
free Boss Blogger
geneva
No comments:
Post a Comment