Arrintani waxay ka dambeysay markii qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalidu ay sheegeen in dad reer koofureed ah ay ka codsadeen madaxda Somaliland in aan laga saarin gobolka oo ay ka shaqeystaan.
Masuuliyiinta Somaliland ayaa amar ku bixiyey shisheeyaha sharci darrada ku jooga uu ka baxo, laakiinse masuuliyiintu waxay sheegeen in dadkaas aanay Soomaalidu ku jirin.
Waxa sidaasi bbc-da u sheegay gudoomiyaha Gobolka sanaag Axmed Cabdi Jaamac,waxaana uu ku tilmaamay wararka sheegaya in sidii Itoobiyaan somaliland laga saarayo somalida koonfurta ka soo jeeda war waxba kama jiraan ah oo beena.
Free Boss Bloggerr
Djibouti
No comments:
Post a Comment