Monday, January 18, 2016

Dumarka muslinka oo la dhiiri galinayo

Image copyrightAP
Image captionRa'iisalwasaaraha Britain David Cameron.
Dowladda Britain ayaa ku bixinayasa in ka badan labaatan iyo siddeed milyan oo dollar, si loogu dhiiri galiyo dumarka muslinka ee waddanka ku nool inay bartaan Ingiriis.
Waxay ka mid tahay barnaamijka loo abuulayo bulsho is dhexgasha, iyo la dagaalanka argagixisada.
Isagoo ku qoray hadalkiisa wargayska Times, Ra'iisalwasaaraha David Cameron, ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah nimanka muslimiinta inay qabaan dhaqan aad u danbeeya, ayna si xun ugu taliyaan tobanaan kun oo dumar muslimiin ah oo aan ku hadli karin Ingiriis.
Wuxuu sheegay Britain waa inay si adag u difaacdaa xoriyada.
Dumarka ku imaada Visa guur ayaa laga qaadi doonaa imtixaan, hadiii ay rabaan inay sii joogaan, ama dalbadaan inay qaataan dhalasho British.
free Boss landon 

No comments:

Post a Comment