Saraakiil ayaa sheegay in la soo bad baadiyay Sabtida maanta 126 ruux, laguna dilay seddex ka mid ah kooxihii weerarka soo qaaday.
Ugu yaraan soddon ka mid ah dadka la soo bad baadshay ayaa qaba dhaawacyo.
Wasiirka amniga gudaha ee Burkina Faso Simon Compaore ayaa sheegay in ciidamada nabad galyada ay howl gallo ka wadaan agagaarka Hotelka uu weerarku ka dhacay.
free Boss Blogger
http://free-bozz.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment