Guusha iyo guul darada jacaylka. Warbixin By, wariye Axmed faahiye
Qormada Guusha iyo guul darada jacaylka. kalgacaylku waa dareen mugle oo maankiyo qalbigiyo laabtaada saaqa. saa cadwaliba waxa maankiyo laabtadaa kuduugan xusuus aan duugoobayn una ahyso qofka qalbigiyo maanka dagay.in kastoo aanad kudhaaran kitaab hadana boqolaal jeer ayaad usheegtaa lamaanahaag in aad uqabto kalgacayl aan duugoobayn. qofkasta oo Ibnu aadam ahi waxa uu jecelyahay inuu xayaatada lawadaago qofka uusida dhabta Ah ujecelyahy. Halaka qaarna uu wakhtigu usaacidi waayo in ay wadaagaan xayaata aad umcaan kuna salaysan jacaylkii ay soo jilayaa yeen muda dii dheeray ay usuurto gasho in ay midhihiisa gurtaa. Tiro kamid ah bulshada amaba mucaashaqiinta ayaa waxa dhacda inaan wakhtigu usaacidin in ay nolol wacan yagleenlaan dhaqaala daro awgeed, halak qaar kalena wakhtigu kukal gexeeyo khilaaf daba dheeraada kuna lumo halkaasi wakhtigii dabada dheraa ee aysoo qaateenEe sidaqqliga ah umacaanaa. dhinaca kale waxaa iyana jirta caqabado horle oo lasoo darsa labada mucaashaq Eekuda daalaya in ay guri yagleelaan. caqabadahan ayaa waxa kamida in ay kulatagaan waxa aan micana wayn aan lahayn taasina ay keento burbur horle kasoo guud ahaan saamaynaya" wakh ti, dhaqaale, awood. waxaana la odhan karaa waa kuwa ugu waa wayn ee soo gadha lamaanaha amaba mucaashaqiinta. Hadaba madhabaa in uu guulaysto jacaylka dhabta ahi? si aynu su'aashan micna kufilan ugu helo ayaa wax aynu soo qaadanaynaa qisadii dheerayd Ee dhex martay cilmi Boodhari iyo hodan. cilmi ayaa waxa alwada ogyahay inuu udhintay jacayl uu uqaaday Hodan jacaylkaasi oo siwayn l.ooga dareemay booodhari iyo waliba magaalada Berbera taasina sida lawad ogyahay uu kudhamaaday guuldaro jacayl laakiinse. waxa ay noqotay isla markaana ay iftiiminaysaa samirka uu umuujiyay Hodan oo ahayd gabadha uu jacaylka dhabta ah uqaaday. By: Axmed faahiye. falanqayntan jacaylka ah ayaa waxa isku soo dubariday isla markaana soo saaray Soona qaabaeeyay
wariye Axmed faahiye lasoco qaybta 2aad
No comments:
Post a Comment