Warxinintan aan horay kussoo xusnay ayaa waxay udhacday sida tan soo socota.
Caasimada 1aad Ciudad Juarez, Mexico: waa magalo kucaan baxaday tuugta
ugu badan dambiyo xad dhaaf ah. Waa meelaha ugu khatarta badan dunida.
Waa magaalo haysata tirada ugu badan ee heer dambi. Sanadkii 2009 kii
waxaa lagudilay 2600 oo qof.
Caasimada 2Aad Bogato, Colombia : Colombia ayaa kamida ah meelaha ugu
kahatarta badan dunida waana magaalo kucaan baxday qas aan xadlahayn.
Wax yaabaha ugu badan Ee magaaldan caankutahay waxaa kamida ah
isticmaalka daroogooyinka. Waxay sidookale leedahay dhaqan afduub ah.
Caasimada 3Aad St. lous USA: Magaaladan ayaa ah magaalo aad uqasbadan
heerka dambiga magaaldan ayaa ah qaybta ugu badan Ee dambiya maraykanka
marka loo fiiriyo Guud ahaan.
Caasimada 4Aad Port ar prince, Haiti: waa ,midka mida ah afarta wadan
ee daroogada ugubadan geeya maraykanka. Haiti ayaa hoy u ah
dambiilayaasha ugu waa wayne ee magaalooyin badan. Waxayna kasbatay
Cuduro, Dabaylo iyo duufaano badan oo kudhacay awgeed waa meel kucaan
baxday boobka, daroogada iyo amni daro jogta ah.
Caasimada 5Aad Cape town, south Africa:
Waa magaalo aad uquruxbadan balse amaan keedu aanuulahayn isku halayn
waxyaabaha ay caanka kutahay waxaa kamida: afduubka , dilka iyo kufsiga.
Caasimada 6Aad Bankok, Thailand: waa mid ka mida magaaloyinka caanka ku
ah dalxiiska, waxaa ay caanku tahay dadka jidhkooda ka ganacsada iyo
kaganacsiga dadka guud ahaan. Sharci adag oo qabtaa dadka kama jiro
magaaldaan taasbaa keenata inn fallal badan oo qalafsan ku kacaan.
Caasimada 7Aad Rio de ja neiro Barazil: midka mida ah magaalooyinka ugu
quruxda badan balse sidoo kale ugu amaanka daran. Tuugta magaaldan ayaa
ah qaar aan xad lahayn gaar ahaan meelaha dadka badani iskugu soo
ururaan iyo goobaha dadka foqoradan ah kunoolyihiin xaafadaha badankooda
waxaayal daroogoyin kootarabaan ah. Mararka qaar booliska magaalada
ayaa kaqaybqaata isticmaalka daroogooyinkaas. Dadka usoo dalxiiska taga
magaaladan ayaa mararka qaar la kuma afduub iyo boob.
Caasimada 8Aad
Moscow, Russia : Caasimada Rushka ayaa sidoo kale lagu soodaray
caasimadaha ugu khatarta badan Aduunka. Waxay hoy utahay maafiyada
ruushka. Waxaa lagu qeexaa magaalada ugu amaanka darale dhamaan qaarada
Europe. Mararka qaar booliska jooga magaalada Moscow uma taghelaan xal
uhelida dhibka ay gaystaan maafiyadaasi.
Caasimada 9Aad Lagos Nigeria : Nigeria ayaa waxay caankutahay arimaha
sharcidarada ah. Lagos waa midkamida magaaloyinka ugu waa wayn qaarada
Africa iskadaa dadka dalxiiska kuyimaadee dadka degen magaalada ayaan
nabad kujoogin. Hal hays ay dadka ka faalloda lagos kuladhaan magaalada
ayaa jira oo u dhigan sidan: “Dambiga lagos wuxuu la kordhaa dadka jooga
magaalada”.
Caasimada 10 aad : London uk waa magaalo can ah waxayna kujirtaa
magaalooyinka ugu khatarta badan dunida. Waxyaabaha kadhigay London
inay noqoto mid khatarabadan waxaa ka kow ah dhalintyarada isticmaalka
midida ayaa aad ugu badan dhalinta London. Sandiin 2008kii lixbilood oo
kamida ah waxaa lagudilay midi dad tiradoo tahay 16 qod. Dadka dalxiiska
kuyimaada ayaa iyaguna lakulma amaan daro mararka qaar.By: Axmed faahiye Djibouti
Waxakabaro 10 Ka Caasimadood Ee Dunida ugu khatarta Badan Caalamka Dhinaca Amaanka. Warbixin by: wariye Axmed faahiye.
No comments:
Post a Comment