Weerarka ayaa Al-shabaab ay ku qaaday aroornimadii xero milatari oo ku taal Warmaxan, oo u dhaxaysa Afgooye iyo Walawayn ee gobolka Shabeelada Hoose.
Wararka ayaa sheegaya in toban askari oo ku dhimatay weerarka uu ka mid yahay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada.
Reuters ayaa soo xiganaysa in Al-shabaab ay sheegatay inay gubeen baabuur dagaal.
No comments:
Post a Comment